Social Media Marketing and Mindset: Afsoomaali




Social Media Marketing and Mindset: Afsoomaali

Three  main reasons to take this course  is!

  1. You get lifetime access to lectures!

  2. You can ask me questions and see me respond to every single one of them thoughtfully!

  3. What you will learn in this course is original, tested, and very detailed! Learn the Social Media Marketing strategies I implement for my clients daily, including what social media pages are right for you and content management options that will streamline your posting process:   

Somali: Seddax arrimoodd oo koorsadaan aad ku doorankartid ama aad ka heli doontid waxaa ka mid ah.

1. in halmar marka aad iibsatid aad inta noloshaadka ka dhiman aad isticmaali kartid koorsadaan. Adiga ayaa iskaleh laga bilaabo marka aad iibsatid.

2. in suaal kasta oo aad qabtid ama kaa guuxeysa   oo ku saabsan korsadaan aad i weydiinkartid, anigana aan diyaar kuu ahay in aan kuu soo jawaabo oo aan kaa qanciyo Haddii alle i gaarsiiyo oo aan arko suaashaada.

3.  waxyaabaha aad ku barandoontid koorsadaan waa waxyaabaha aan maalinkasta dadka si joogta ah u baro gaar ahaan macaamiisheyda.  Qeybta social media marketing waa wax aan maalinkasta si joogta ah ugu shaqeyo. Sidoo kale marka aad baratid waxaad u isticmaali doontaa qaab gancsi xirfadaan.

Dhanka kale haddii aad u baahatid coursa live ah oo aan coach kuu noqda sidoo kale waxaad igala soo xiriirkartaa facebook page keyga Halwo Ali. marnaba ha is oranin koorsadaan armaad ku qasaartaa waayo cilmiga aniga igu jira iyo mid aan daraasaad ku sameyey ba waan ku soo aruuriyey.

Digital marketing especially social media marketing and mindset: Somali language

Url: View Details

What you will learn
  • Koorsadaan waxaad ku barandoontaa 3 mowduuc oo waaweyn: 1. Business mindset. 2 Social media marketing: 3. Money mindset.
  • 1. Social media marketing and money mindset. Marka hore waxaan qaadan doonaa kobcinta maskaxda oo aan ku barandoona furaha ganacsiga. Aniga
  • Social media marketing waxaan xooga saari doonaa facebook business, LinkedIn, instagram iyo Youtbe .

Rating: 4

Level: All Levels

Duration: 6 hours

Instructor: Halwo Ali


Courses By:   0-9  A  B  C  D  E  F  G  H  I  J  K  L  M  N  O  P  Q  R  S  T  U  V  W  X  Y  Z 

About US

The display of third-party trademarks and trade names on this site does not necessarily indicate any affiliation or endorsement of coursescompany.com.


© 2021 coursescompany.com. All rights reserved.
View Sitemap