Baro sida loo maamulo Lacagtaada




Baro sida loo maamulo Lacagtaada

Courskan waxaa bixinaya Dr.Abdifatah Abukar Nur oo ah macalin qabiir ku ah dhinaca finance waliba kasita shahaado caalami ah oo uu kaqaatay IQN oo kutaala UK magaceeduna yahay CFS (Certified Finance Specialist).

Coursekan wuxuu kuu sahlayaa inaad baratid sida loo maamulo lacagtaada kasoo bilow helida lacagta, yareynta qarashaadkaaga, savegareynta lacagtaada iyo maalgashigaba.

Coursekan waxaa ka iibsaday Caawiye arday aad ufarabadan oo isugu jira macalimiin arday iyo bulsho kaliba.

Waxaa kubarandoontaa:

1. Sida lacagta loo daba galo

2. Sida loo ogaado ilaha lacagaha kaso galaan

3. Sida loo yareeyo qarashaadka kusoo gala

4. Sida loo savegareysto lacagta

5. Sida loo maalgashto lacagta

Waxaa coursekan bixinaya Dr.Abdifatah Abukar Nur oo bare ka ah Caawiye Online College.

Qorshaha hormarineed ee shaqsiga waa wax uu qofka ubaahanyahay inuu kuhormariyo naftiisa, eheladiisa iyo qaraabadiisa sidaa darteed ayaan ubixinay coursekan.

Macalinka wuxuu kaloo bixiyay courses kahadlaya sida research loo qoro sida CV loo sameeyo iyo sida facebook loogu xayeesiiyo.

Macalimiinteena waxaa kujiraan kuwo kasoo shaqeeyay NGOs iyo kuwo sida PhD ba.

Waxaa kaloo jira courses badan oo aad kahelikartid Caawiye kuwo kujiro pagekeena iyo kuwo aan soo galindoono Udemy.

Sidoo kale waxaan leenahay page aan kaga shaqeeno safarada iyo tickedadad dalka iyo dibada. Etc mahadsanidiin macmiil.

Wixii course intaas dheer lasoo xidhiidh Whatsappka +252615249030.

How to manage your personal finances

Url: View Details

What you will learn
  • Waxaad kubarandoontaa sida loo maamulo lacagtaada iyadoo laga eegayo dhinacyo badan oo kuhaboon kuna wanaagsan dalka Somalia dadka jooga

Rating: 5

Level: Beginner Level

Duration: 2 hours

Instructor: Caawiye Online College


Courses By:   0-9  A  B  C  D  E  F  G  H  I  J  K  L  M  N  O  P  Q  R  S  T  U  V  W  X  Y  Z 

About US

The display of third-party trademarks and trade names on this site does not necessarily indicate any affiliation or endorsement of coursescompany.com.


© 2021 coursescompany.com. All rights reserved.
View Sitemap